Madaxweyne Bishaar Al Assad oo la kulmay Hoggaamiyaha ugu sareeya dalka Iiraan

Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al Assad ayaa booqasho ku tagay dalka Iran , waxa uuna madaxweynaha la kulmay Hoggaamiyaha kacaanka Iran ugu sareeya iyo madax kale oo katirsan dowladda Iran. Bishaar Al Assad iyo hoggaamiyaha ugu sareeya dalka Iran ee Ayatollaha Ali Khamenei oo kulmay ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin xoojinta … Continue reading Madaxweyne Bishaar Al Assad oo la kulmay Hoggaamiyaha ugu sareeya dalka Iiraan